XOG KU SAABSAN CİİDAMADA BURCADKA WAGNER

34 Visioni
Published
Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;

1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.

Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.

Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; https://www.facebook.com/Arimahasayniska/?ref=bookmarks
Categoria
Psychology
Commenta per primo questo video.